Laawiyiintii 15:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxyaalahaas ku alla kii taabtaa wuu nijaasoobayaa, oo waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

Laawiyiintii 15

Laawiyiintii 15:22-33