Laawiyiintii 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka reer binu Israa'iil la hadla oo waxaad ku tidhaahdaan, Haddii qof leeyahay dheecaan jidhkiisa ka soo dareero, dheecaankiisa aawadiis isagu waa nijaas.

Laawiyiintii 15

Laawiyiintii 15:1-10