Laawiyiintii 15:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kii dheecaanka daadanayaa markuu daahir ka noqdo, waa inuu toddoba maalmood nafsaddiisa u tirsadaa daahirintiisa aawadeed, oo dharkiisana waa inuu maydhaa, oo isna ku maydhaa biyo socda, oo markaasuu daahir ahaanayaa.

Laawiyiintii 15

Laawiyiintii 15:5-21