Laawiyiintii 14:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalinta toddobaad waa inuu timaha ka wada xiiraa madaxa iyo gadhka iyo suunniyadaba. Xataa timihiisa oo dhan waa inuu iska wada xiiraa, oo waa inuu dharkiisana maydhaa, jidhkiisana biyo ku maydhaa, kolkaasuu daahir noqon doonaaye.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:1-18