Laawiyiintii 14:53 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waa inuu shimbirta nool ku sii daayaa berrin bannaan oo magaalada dibaddeeda ah, oo sidaas waa inuu guriga kafaaraggud ugu sameeyaa, oo markaasuu daahir ahaan doonaa.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:43-57