Laawiyiintii 14:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku markaas waa inuu soo qaadaa wanka qurbaanka xadgudubka ah, iyo logga saliidda ah, oo wadaadku waa inuu iyaga Rabbiga hortiisa ugu ruxruxaa qurbaan la ruxruxo.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:21-28