Laawiyiintii 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wadaadku waa inuu meesha allabariga ku dul bixiyaa qurbaanka la gubo iyo qurbaanka hadhuudhka, oo wadaadku waa inuu isaga kafaaraggud u sameeyaa, oo isna daahir buu ahaan doonaa.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:11-24