Laawiyiintii 14:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saliidda inteeda kale oo gacantiisa ku hadhayna waa in wadaadku taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midig, oo ha ka kor mariyo dhiiggii qurbaanka xadgudubka.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:14-20