Laawiyiintii 13:57 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii cudurkii weli dharkii kaga sii muuqdo dunta fidsan ama tan gudubsan ama wax kasta oo harag laga sameeyey markaas waa inaad dab ku gubtaa waxa cudurku ku yaal, maxaa yeelay, cudurku waa soo faafayaa.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:51-59