Laawiyiintii 13:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

isagu waa nin baras qaba, oo waa nijaasaysan yahay, oo sida xaqiiqada ah wadaadku waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa nijaasaysan yahay; oo cudur buu madaxa ka qabaa.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:40-51