Laawiyiintii 13:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse madaxa bidaarta leh ama foodda bidaarta leh haddii lagu arko cudur guduudan oo caddaan ku jiro, markaas waa baras ka soo baxay madaxiisii bidaarta lahaa ama fooddiisii bidaarta lahayd.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:32-46