Laawiyiintii 13:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddii barta dhalaalaysaa ay jidhka sare ka cad dahay, oo muuqashadeeduna ayan dubka sare hoos u sii dhaafsiisnayn, oo meeshaas timaheeduna ayan caddaan, markaas waa in wadaadku qofkaas cudurka qaba karantiilaa intii toddoba maalmood ah.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:1-9