Laawiyiintii 13:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo haddii cudurku dubka sare ku sii faafo, markaas wadaadku ha yidhaahdo, Ninkanu waa nijaasaysan yahay, waayo, kaasu waa cudur.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:19-32