Laawiyiintii 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii qof jidhkiisa lagu arko barar, ama qolof, ama bar dhalaalaysa, oo ay jidhkiisa ku noqoto cudurkii baraska, markaas waa in loo keenaa wadaadka Haaruun ah, amase wiilashiisa wadaaddada ah midkood,

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:1-5