Laawiyiintii 13:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku waa inuu boogtii xumayd fiiriyaa oo waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa nijaasaysan yahay, waayo, boogta xumu waa nijaas oo waa baras.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:8-25