Laawiyiintii 11:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah, haddaba isdaahiriya oo quduus ahaada, maxaa yeelay, anigu quduus baan ahay. Oo waa inaydaan isku nijaasayn cayn kasta oo ah waxa gurguurta oo dhulka ku kor dhaqdhaqaaqa.

Laawiyiintii 11

Laawiyiintii 11:43-46