Laawiyiintii 11:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wax alla wixii bogga ku socda, iyo wax alla wixii afar addin ku socda, amase wax alla wixii addimmo badan leh, kuwaas oo ah waxyaalaha dhulka ku gurguurta oo dhan, waa inaydaan cunin, waayo, iyagu waa karaahiyo.

Laawiyiintii 11

Laawiyiintii 11:36-46