Laawiyiintii 11:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo neefkaas baqtigiisa qofkii cunaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna nijaas buu ahaanayaa tan iyo fiidkii, oo kii neefka baqtigiisa qaadaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna nijaas buu ahaanayaa tan iyo fiidkii.

Laawiyiintii 11

Laawiyiintii 11:38-47