Laawiyiintii 11:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wax alla wixii wax baqtigooda ahu ku dhacaanba way nijaasoobi doonaan, hadday yihiin foorno ama sholad, waa in la burburiyaa, waayo, iyagu waa nijaas, waana inay nijaas idinka ahaadaan.

Laawiyiintii 11

Laawiyiintii 11:28-42