Laawiyiintii 11:13-16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

13. Oo haaddana waxaa idinka karaahiyo ah kuwan, oo iyaga waa inaan la cunin, waayo, iyagu waa karaahiyo, waana baqalyada, iyo babawga, iyo saratoosiyaha,

14. iyo xuunshada, iyo shimbirlaayaha, iyo faragooysta caynkeeda,

15. iyo cayn kasta oo tuke ah,

16. iyo gorayada, iyo aboodiga, iyo shimbirbadeedda, iyo cayn kasta oo haadka adag,

Laawiyiintii 11