Laawiyiintii 10:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse Haaruun ku yidhi, Tanu waa wixii Rabbigu ka hadlay, oo uu yidhi, Aniga waa in quduus laygaga dhex dhigaa kuwa ii soo dhowaada, oo waa in laygu ammaanaa dadka oo dhan hortiisa. Oo Haaruunna wuu iska aamusay.

Laawiyiintii 10

Laawiyiintii 10:1-10