Laawiyiintii 10:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, orgiga dhiiggiisii lama soo gelin meesha quduuska ah gudaheeda. Sida xaqiiqada ah waxaa idiin ekayd inaad meesha quduuska ah gudaheeda ku cuntaan, sidaan idinku amray.

Laawiyiintii 10

Laawiyiintii 10:11-20