Laawiyiintii 10:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Muuse aad buu u doondoonay ridii ahayd qurbaanka dembiga, markaasuu ogaaday in la gubay, kolkaasuu ku xanaaqay Elecaasaar iyo Iitaamaar oo ahaa Haaruun wiilashiisii hadhay, oo wuxuu iyagii ku yidhi.

Laawiyiintii 10

Laawiyiintii 10:8-20