Laawiyiintii 10:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad ku cuntaan meel quduus ah, maxaa yeelay, waa intii adiga iyo wiilashaadaba looga amray qurbaannada Rabbiga oo dabka lagu sameeyo, waayo, aniga sidaasaa laygu amray.

Laawiyiintii 10

Laawiyiintii 10:12-20