Kolosay 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In kastoo aan idinka maqnahay xagga jidhka, weliba waan idinla joogaa xagga ruuxa, anigoo faraxsan oo fiirinaya nidaamkiinna iyo adkaanta rumaysadkiinna, xagga Masiixa.

Kolosay 2

Kolosay 2:1-15