Kolosay 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waxaannu warqaddan u qoraynaa quduusiinta iyo walaalaha aaminka ah ee Masiixa ku jira oo Kolosay jooga. Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheenna ah.

Kolosay 1

Kolosay 1:1-10