Kolosay 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inaad u socotaan si Rabbiga istaahisha oo aad wax kasta isaga kaga farxisaan, idinkoo midho ku soo saaraya shuqul kasta oo wanaagsan oo ku sii kordhaya aqoonta Ilaah.

Kolosay 1

Kolosay 1:1-15