Ishacyaah 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigu quruunta waad badisay, oo farxaddoodiina waad sii kordhisay, oo waxay hortaada ugu farxaan sida farxadda wakhtiga beeraha la goosto, iyo sida niman booli qaybsanayaa ay u reyreeyaan oo kale.

Ishacyaah 9

Ishacyaah 9:2-4