Ishacyaah 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadyowgow, qayliya, waadna jajabi doontaan, kuwiinna dalalka fogow, dhegaysta, guntiga isku dhuujiya, waadna jajabi doontaan, guntiga isku dhuujiya, waadna jajabi doontaan.

Ishacyaah 8

Ishacyaah 8:7-16