Ishacyaah 8:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, aniga iyo carruurta Rabbigu i siiyeyba waxaannu reer binu Israa'iil u nahay calaamado iyo yaabab ka yimid xagga Rabbiga ciidammada oo deggan Buur Siyoon.

Ishacyaah 8

Ishacyaah 8:12-19