Ishacyaah 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo reer Efrayim madaxoodu waa Samaariya, oo Samaariya madaxeeduna waa ina Remalyaah. Haddaad rumaysan weydaan, sida xaqiiqada ah sinaba ma xoogaysan doontaan.

Ishacyaah 7

Ishacyaah 7:1-16