Ishacyaah 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa reer Daa'uud loo soo sheegay war leh, Suuriya waxay xidhiidh la yeelatay reer Efrayim. Markaasaa qalbigiisii iyo qalbigii dadkiisuba waxay u ruxmadeen sida geedaha duurka dabayshu u ruxdo oo kale.

Ishacyaah 7

Ishacyaah 7:1-10