Ishacyaah 7:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba maalintaas Rabbigu wuxuu u soo foodhyi doonaa diqsiyada jooga webiyada Masar darafka ugu shisheeya, iyo shinnida joogta dalka Ashuur.

Ishacyaah 7

Ishacyaah 7:14-25