Ishacyaah 66:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwiinna eraygiisa ka gariirow, bal erayga Rabbiga maqla. Walaalihiinna idin neceb, oo magacayga aawadiis idiin xoora, waxay yidhaahdeen, Rabbiga ha la ammaano, si aan farxaddiinna u aragno, laakiinse iyagu way ceeboobi doonaan.

Ishacyaah 66

Ishacyaah 66:1-13