Ishacyaah 66:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Sida samooyinka cuscusub iyo dhulka cusub oo aan samayn doono ay hortayda ugu raagi doonaan, ayaa farcankiinna iyo magiciinnuba hortayda ugu raagi doonaan.

Ishacyaah 66

Ishacyaah 66:13-23