Ishacyaah 66:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida mid hooyadiis u qalbi qaboojiso oo kale ayaan aniguna idiin qalbi qaboojin doonaa, oo waxaa laydinku qalbi qaboojin doonaa Yeruusaalem.

Ishacyaah 66

Ishacyaah 66:7-17