Ishacyaah 66:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwiinna iyada jecel oo dhammow, Yeruusaalem la reyreeya, oo aawadeed u faraxsanaada, kuwiinna u baroorta oo dhammow, farxad aawadeed ula reyreeya,

Ishacyaah 66

Ishacyaah 66:7-18