Ishacyaah 65:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Si aan waxba tarin uma ay hawshoon doonaan, oo masiibona carruur uma ay dhali doonaan, waayo, iyagu waa farcankii kuwii Rabbigu barakeeyey, iyaga iyo carruurtoodaba.

Ishacyaah 65

Ishacyaah 65:19-25