Ishacyaah 65:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magiciinna ayaad kuwayga aan doortay ugu dayn doontaan, inuu habaar lagu dhaarto u noqdo, oo Sayidka Rabbiga ah ayaa idin layn doona, oo addoommadiisana magac kaluu u bixin doonaa.

Ishacyaah 65

Ishacyaah 65:9-22