Ishacyaah 65:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Shaaroon waxay noqon doontaa meel ay adhiyuhu daaqaan, oo dooxadii Caakoorna waxay noqon doontaa meel ay lo'yowgu fadhiistaan, dadkayga i doondoonay aawadood.

Ishacyaah 65

Ishacyaah 65:3-19