Ishacyaah 64:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gurigayagii quduuska ahaa oo qurxoonaa oo ahaa meeshii ay awowayaashayo kugu ammaani jireen dab baa lagu gubay, oo waxyaalahayagii wanwanaagsanaa oo dhanna waa la wada baabbi'iyey.

Ishacyaah 64

Ishacyaah 64:8-12