Ishacyaah 63:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal samada wax ka soo fiiri, oo bal rugtaada quduusnimada iyo ammaanta leh wax ka soo arag. Meeyey qiiradaadii iyo xooggaagii? Jacaylkii iyo raxmaddii aad ii qabtay way iga joogsadeen.

Ishacyaah 63

Ishacyaah 63:11-16