Ishacyaah 63:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse way caasiyoobeen, oo Ruuxiisa Quduuska ahna way calool xumeeyeen, oo sidaas daraaddeed ayuu ugu rogmaday inuu cadowgoodii noqdo, wuuna la diriray.

Ishacyaah 63

Ishacyaah 63:2-15