Ishacyaah 62:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse kuwii soo urursaday ayaa cuni doona, oo Rabbiga ayay ammaani doonaan, oo kuwii canabka soo urursaday ayaa barxadaha meeshayda quduuska ah khamriga ku cabbi doona.

Ishacyaah 62

Ishacyaah 62:2-12