Ishacyaah 62:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumuhu xaqnimadaaday arki doonaan, oo boqorrada oo dhammuna sharaftaaday arki doonaan, oo waxaa laguu bixin doonaa magac cusub oo Rabbiga afkiisu kugu magacaabi doono.

Ishacyaah 62

Ishacyaah 62:1-3