Ishacyaah 62:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa loogu yeedhi doonaa, Dadka quduuska ah iyo Kuwa Rabbigu soo furtay, oo waxaa lagugu magacaabi doonaa, Tii la doondoonay, iyo Magaalo aan la dayrin.

Ishacyaah 62

Ishacyaah 62:11-12