Ishacyaah 61:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo farcankoodana quruumahaa lagu dhex aqoon doonaa, oo carruurtoodana dadyowga dhexdoodaa lagu aqoon doonaa, oo wax alla wixii iyaga arka oo dhammuba way aqoonsan doonaan inay iyagu yihiin farcankii Rabbigu barakeeyey.

Ishacyaah 61

Ishacyaah 61:3-11