Ishacyaah 61:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa wadaaddadii Rabbiga, oo dadku waxay idiinku yeedhi doonaan midiidinnadii Ilaahayaga. Waxaad cuni doontaan maalka quruumaha, oo sharaftooda ayaad ku faani doontaan.

Ishacyaah 61

Ishacyaah 61:3-11