Ishacyaah 61:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sida dhulku biqilkiisa u soo bixiyo, iyo sida beertu wixii lagu dhex abuuray u soo bixiso, ayaa Sayidka Rabbiga ahu ka dhigi doonaa in xaqnimo iyo ammaanu ay quruumaha oo dhan ka soo hor baxaan.

Ishacyaah 61

Ishacyaah 61:4-11