Ishacyaah 60:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad nuugi doonta caanaha quruumaha, oo waxaad nuugi doontaa naasaha boqorrada, oo waxaad ogaan doontaa inaan anigoo Rabbiga ahu ahay Badbaadiyahaaga, iyo Bixiyahaaga, iyo Kan xoogga badan ee reer Yacquub.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:10-22